Skip to content

ألفية العراقي في علوم الحديث

November 2, 2010

Kitaabkan Waxaa la dhahaa ” Nadhmu Durar fii Cilmil Athar”. Waxuuse caan ku yahay “Alfiyatul Ciraaqi”. Waa gabay ka kooban 1000 beyt. Waxaa qoray Imaam Zeynu diin Cabdiraxiim Ibnu Xuseen Al Ciraaqi. Imaamku waxuu dhintay 806hj. Kitaabkii Ibnu Salaax ayuu gabay ka dhigay oo waxna uu ku sii siyaadiyay. Kitaabkan shuruux badan ayuu leeyahay , labo kamid ah isla Imaamka ayaaba sharxay. Laakiin waxaa jira Sharax caan ah oo la dhaho “Fatxul Muqhiith” Waxaana sharxay Imaam Sakhaawi.

No comments yet

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: