Skip to content

الفية السيوطي

November 2, 2010

Kitaabkan Waa gabay ka kooban 994 beyt. Waxaana qoray Imam Cabdiraxmaan ibn abiibakar, Jalaludiin A-Suyuudi. Waxuu asalkiisu ka soo jeedaa Masar/Egypt. Imaamkan aad ayuu caan u yahay, waxuuna alifay kutub fara weyn, kuwaas oo lagu qiyaasay 600 kutub. Hadaba kitaabkan ama gabaygan waxaan aad ugala talin lahaa dhalinyarada doonaysa inay xifidaan Musdhalaxa inay kan xifidaan , sababtoo ah waa mid aad u fudud una faaido badan. Sheekhu waxuu dhintay 911hj. Kitaabkan waxuu caan ku Yahay sida cinwanka koreba ku qoran “alfiyatu suyuudi” . Imaam weyn ayuu ahaa oo runtii laga faaiday Ilaahay swt ajar iyo xasanaat haka siiyo. Waxaa sharaxay culimo badan, Sida sheekh Axmed Shaakir, Cabdil muxsin Cabbaad, Muxamed Cali Ethiopi iwm .

No comments yet

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: