Skip to content

المنظومة البيقونية

November 2, 2010

Kitaabkan waxuu u qorayn yahay sidii gabay ahaan. Waa 34 beyt. Waxaan kula talin lahaa qof welba oo doonaya inuu hadda bilowdo cilmul xadiith inuu kitaabkan ku bilaabo. Sababtoo ah waa bilow , waana kitaab aad u fudud xag fahan ahaan iyo xag xifdis ahaanba. Kitaabka waxaa qorayمحمد بن فتوح البيقوني  . Sheekhan mahan mid aad caan u ah,taariikhdiisa iyo culumadiisana aqoon saas ah looma lahan. Waxaa la ogyahay uun inuu ku noolaa Dimishiq asalkiisana uu ka yimid Adirbijan . sidoo kale Mad-habtiisuna ay tahay Shaaficiya . Culimo badan ayaa sharaxayna sida Dimyaadi, Ibnu Cutheymiin, Cabdikariim ibnu Cabdullah al khudeyr iwm. Sheekhu waxuu noolaa 1080 hj. Ilaahay swt haka ajar siiyo waanaguu ummada usoo dhigay,Miizaankiisa xasanaatkana ha ugu daro aamiin.

2 Comments leave one →
  1. August 6, 2011 8:16 pm

    assalamu calaikum wa raxmatullah

    jazakiAllahu khayr ukhti fillaah. ilaahi khayr badan ha kuu siiyo. barakaAllahu feeki.

  2. August 6, 2011 9:56 pm

    Wacalykom sallaam waraxmatullahi wabarakaatuh sis

    Waiyyaaki..Ilaahay adiguna ajar hakaasiiyo booqashadaada

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: