Skip to content

مصطلح الحديث في سؤال و جواب

November 2, 2010

Kitaabkan waa iska kitaab suaalo iyo Jawaabo ah oo ku saabsan sidoo kale Cilmul xadiith. Kitaabka waxaa alifay Sheekh Mustafa al Cadawi , sheekhu wuu noolyahay Ilaahay hanoo xifidee waana reer Masar/Egypt. Kitaabka waxyaabaha aan ku jecelahay waxaa kamid ah, Markaad casharka soo dhigato sida bayquuniyada ama kitaab kale uun ee aad rabto inaad suaalo iska weydiiso shakhsiyan ayaad akhrisan waxaadna ka faaidi cilmi aad u weyn runtii. Marka waxaan kugula talin lahaa kitaabkan inuu Shandada kuugu jiro oo aad Muraajaco kaga dhigato cilmul xadiithka.

No comments yet

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: