Skip to content

مقدمة ابن الصلاح

November 2, 2010

Kitaabkan Waxuu Caan ku yahay “Muqadimatu Ibnu Salaax”. Waxaa kale oo la yidhaah ” Culuumul Xadiith”. Waxaa qoray Abuu Camr Cuthmaan Ibnu Cabdiraxmaan Ash-Shahrazuuri ee ku magac dheer Ibnu Salaax. Waxuu dhintay 643hj. Kitaabkan waa mid aad faaido u leh. Wax welba ayuu kulansaday oo faaido ah. Culimadii isaga kawada danbeeyayna , waxay ahaayeen uun qaar isaga soo gaabiya, qaar gabay ka dhiga iwm. Waana kitaab daabacan oo aan sidaas u weynayn.

No comments yet

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: