Skip to content

Jabarti

November 7, 2010

Al-Jabarti

Magaciisu waa C.raxmaan bin Xassan Al-Jabarti waa reer Masar oo asal ahaan ayuu ka soo jeeda “bilaad al-Jabarti ee Africa (Soomaaliya)”. Waxa uu aabihii uga warramay qisada awooweyaashiis iyo in ay ku abtirsadaan Caqiil bin abi dhaalib (Nebiga scw ina adeerkiis) oo uu awawgiis Zaynu-diin C.raxmaan Al-Jabarti uu ka yimid bilaad al-xabasha (bariga Africa) kadibna uu yimid Xijaaz oo markaa ka gadaalna uu usoo wareegay xaga Masar oo AL-Azhar sheekh ka ahaa. Sheekha Aabihii waxa uu uga tagay maal aad ufara badan.

Sheekha waxa uu wax ka qoray taariikh waxa uuna goob joog u ahaa xamladii u Nepoleon Bonaparte uu ku qabsaday Masar. Waxa uuna wax ka qoray waxyaabihii uu ku arkay Faransiiska iyo caadaadkooda xumaa iyo sida dadka daciifka ahi u sirmeen.

Kutubtiisa caanka ah:

  • عجائب الآثار ama Taariikhu Jabarti.
  • مظهر التقديس بذهاب دولة الفرنسيس

Wallahu Tacaalaa aclaa wa axkam

WQ Cali Muxamed

No comments yet

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: