Skip to content

Culimada Isku magaca eg!

March 29, 2012

 Bismillaah

Waa muhiim inaan ognahay cidda aan diinteena kasoo xiganayno. Waxaase dhacda in culimada aynu wax kasoo xigano ay iska keena shabahaan , ha ahaato xag magac, nasab, naanays iwm.  Culimadaas oo isugu jira qaar caqiido wanaagsan iyo qaar aan haboonayn in wax laga soo xigto. Hadaba si aan arintaa oga digtoonaano waa inaan kala garano culimadaas.. Sidoo kale  Caalim kitaab uusan lahayn si aanaan qoorto ogu sudhin, ama hadal uusan dhihin loogu nabin, waxaa lagama maarmaan ah inaan kala barano oo aan kala ogaano Culimadaas.

Hadaba Risaaladan Yar ee aan ula baxnay “Culimada Isku magaca eg ” waxaan ogu tala galnay in dulaabu cilmigu ay ka caawiso oo ay ku baraarujiso kala soocida “culimada isku magaca dhow/eg”.

Risaaladan waxaa ku jira 31 magac waana 80 caalim.. Hadaba Risaaladan Halkan ka Taabo>>>Culimada Isku magaca eg

Risaalada magacyada ku jira waa kuwan: 

Aaluusi Al-beyhaqhi Albaqhawi Almubarakafoori
Aljarjaani Alciraaqi/Ibnu Ciraaqi Abuu Daauud/Ibn Abii Daaud Daarami
Duusi Dabari Albawsuuri Alkhadiib
Heytami/Heythami Ibnu Xajar Ibnu Athiir Ibnu Teymiya
Ibnu Cabdilhaadi Ibnu Kathir Ibnu Carabi/Ibnu Carabi Ibnu Buddah/Ibnu Baddah
Ibnu Daqiiq Alciid Ibnu Abii Sheybah/ibnu Sheybah Ibnu Xayyaan Ibnu Rushd
Qasdalaani/Casqalaani Qazaali Shaatibi Subki
Sakhaawi Tirmidi Xaakim  

No comments yet

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: