Skip to content

Nuzhatu Nadhar Sharx Nukhbatul Fikr—Sheekh Maazin As-sarsaawi

January 30, 2013

nuzhatu nadhrAsalaamu Calaykom Waraxmatullahi wabarakaatuh

Waxaa youtube ku jira duruus aad u qiima badan oo ku saabsan cilmiga xadiith-ka kuwaas oo uu duubay Sheekh reer Masar ah laguna magacaabo Sheekh Maazin As-sarsaawi (xafidahullah).

Duruustan Musdhalaxul xadiithka ah ee uu sheekhu duubay waxay ku saabsanyihiin kitaabka qaaliga ah ee la yidhaahdo “Nuzhatu Nadhar Sharx Nukhbatul Fikr” waxaana kitaabka asalkiisa iyo sharaxiisanba leh Alxaafid Ibnu Xajar Alcasqalaani (Raxmatullahi Calayhi).

Ilaah swt ajar iyo xasanaat haka siiyo Imaamka kitaabka leh, Sheekhan akhrinaya iyo weliba Qofka soo geliyay. 

Daawasho & dhagaysi wanaagsan in sha Allah.

 

 

No comments yet

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: