Category Archives: Duruus Yaryar Cilmul Xadiith

App fudud oo Xadiithka lagu baadho!


Bismillaah Mar welba oo uu aduunku hormar gaadho xagga technology-yada, muslimiintuna faa’iido weyn ayay ka helaan, khaasatan Dulaabul Cilmiga. Cilmiga iyo kutubta culimadu qoreen mashaqo ayaa loo mari jiray si lagu hanto ama lagu haleelo, balse Ilaahay swt waxuu qadaray oo … Continue reading

Posted in Duruus Yaryar Cilmul Xadiith, Taariikhda Asxaabu Sittah | Leave a comment

Cillada Xadiithka see lagu gartaa?


In la ogaado xadiithka in ciladi ku jirto ma ilhaam baa? Horta ilhaam waxaa la yidhaahdaa in Ilaahay swt qofka uu siiyo wax, waxaas oo uusan xoog iyo xeelad isagu uu leeyahay uusan ku helin. Imaam kamid ah Culimada muxadithiinta … Continue reading

Posted in Cillada Xadiithka sidee lagu gartaa?, Duruus Yaryar Cilmul Xadiith | Leave a comment

Maktabad ma leedahay – Q2aad


Maktabad ma leedahay-Q2aad Bismillaah Walaalyaal waxaynu horay oga soo hadalnay muhiimada ay leedahay in qofka muslimka ahi wax akhriyo sidoo kalena muhiim inay tahay inuu gurigiisa ku lahaado Maktabad. Maktabada aynu sheegayno waa maktabad Islaamik ah kutubtuna waa kutubta shareecada , … Continue reading

Posted in Duruus Yaryar Cilmul Xadiith, Maktabad ma leedahay Q-2aad | Leave a comment