Category Archives: Al-Caziiz

Al caziiz


New Xadiiska Al-caziiz  waa maxay? Luuqad ahaan: wax yar ama waxa naadhirka ah ayaa lagawadaa. Isdhilaaax ahaan: waa xadiiska uu sanadkiisu werinayaan labo raawi dabaqa kasta. Waxaa laga wadaa  inaan dabaqa kasta laga helin laba qof kayar. Laakiin dabaqooyinka qaar … Continue reading

Posted in Al-Caziiz, Duruus Yaryar Cilmul Xadiith | Leave a comment