Category Archives: Al Marfuuc

Al Marfuuc


Xadiiska Marfuuca ahi Maxuu yahay? Bismillaah Luqad ahaan:  Marfuuc  macnaheedu waa koryeelid ama sareeyn waxayna ka timid kalmada  رفع ,kelmadaas oo kasoo horjeeda kalmada وضع oo loola jeedo hoos u dhigid ama hooseeysa. Halkaa waxaynu ka faaideynaa in xadiiska Marfuuca ah loo … Continue reading

Posted in Al Marfuuc, Duruus Yaryar Cilmul Xadiith | Leave a comment