Category Archives: Almatruuk

Waa noocee Xadiith-ka Matruuk-a?


Bismilaah Xadiiska Matruuka waa maxay? Luqad ahaan:  Matruuk waxaa laga wadaa” wax laga tagay aan faaiidana lahayn”   carabtu waxay ku magacowdaa ukunta markay ka soo dhex baxdo  digaagii ay dhashay   ” التريكة   اى ” متروكة  (Tii laga tagay) … Continue reading

Posted in Almatruuk, Duruus Yaryar Cilmul Xadiith | 2 Comments