Category Archives: Almawquuf

Waa noocee xadiithka Mawquufka ahi?


  Bismillah Waa maxay Al-mawquuf? Al-mawquuf: Luqad ahaan: Waxaa laga wadaa joojin waxayna ka timid kelmada ” Waqafa” macna ahaan waxaa loola jeedaa in raawiga xadiiska uu ku joojiyo  ama ku istaajiyo xadiiska  saxaabigaas uu ka warinayo xadiiska  isagoon sii dhameytireyn silsilada … Continue reading

Posted in Almawquuf, Duruus Yaryar Cilmul Xadiith | 1 Comment