Category Archives: Axadiis Dhaciif ah oo ku saabsan Ramadaanka!

Axaadiis dhaciif iyo Mawduuc isugu jira oo ku saabsan Bisha Ramadaan!!!


Bismillah Waxaa jira axaadiis badan oo isugu jira dhaciif iyo Mawduuc oo loo nasbeeyo Nabiga (sallalaahu caleyhi wasallam) . Axaadiistaas oo ku saabsan Bisha Ramadaan. InshaAllaah Waxaan kasoo gelin kuwa ugu sii caansan! Xadiiska 1aad: اللهم بارك لنا في رجب … Continue reading

Posted in Axadiis Dhaciif ah oo ku saabsan Ramadaanka!, Duruus Yaryar Cilmul Xadiith | Leave a comment