Category Archives: Cillada Xadiithka sidee lagu gartaa?

Cillada Xadiithka see lagu gartaa?


In la ogaado xadiithka in ciladi ku jirto ma ilhaam baa? Horta ilhaam waxaa la yidhaahdaa in Ilaahay swt qofka uu siiyo wax, waxaas oo uusan xoog iyo xeelad isagu uu leeyahay uusan ku helin. Imaam kamid ah Culimada muxadithiinta … Continue reading

Posted in Cillada Xadiithka sidee lagu gartaa?, Duruus Yaryar Cilmul Xadiith | Leave a comment