Category Archives: Culimada Isku magaca eg

Culimada Isku magaca eg!


 Bismillaah Waa muhiim inaan ognahay cidda aan diinteena kasoo xiganayno. Waxaase dhacda in culimada aynu wax kasoo xigano ay iska keena shabahaan , ha ahaato xag magac, nasab, naanays iwm.  Culimadaas oo isugu jira qaar caqiido wanaagsan iyo qaar aan … Continue reading

Posted in Culimada Isku magaca eg, Duruus Yaryar Cilmul Xadiith | Leave a comment