Category Archives: Muhiimada Sannadka uu leeyahay

Sanadka/silsilada xadiiska iyo muhiimadiisa


Bismillah. Waa Maxay Sanad? Sanadku waa  Silsilada xidhiidha ee lagu wariyo xadiithka ee kugu xidhaysa ilaa hadalka meeshuu ku dhamaado. Hadalkaas oo laga yaabo inuu ku dhamaado, Nabiga (Sallalaahu Calayhi Wasallam), Ama Saxaabi ama Taabici. Muhiimad intee la eg buu … Continue reading

Posted in Duruus Yaryar Cilmul Xadiith, Muhiimada Sannadka uu leeyahay | Leave a comment