Category Archives: Qaamuska Muxadithiinta-Hordhac

Qaamuska Muxadithinta -Hordhac


Hordhac Ilaah swt waxuu umaddan ka dhaliyay Culimo rabaaniyiin ah kuwaas oo wakhtigoodii dhanaa u huray siday sunadda Rasuulkiisa (sallalaahu calayhi wasallam) u ilaalin lahaayeen sido kalena oga gaashaami lahaayeen mid welba oo doonaya inuu duro. Hadaba Qur’aanka Ilaah swt … Continue reading

Posted in Duruus Yaryar Cilmul Xadiith, Qaamuska Muxadithiinta-Hordhac | Leave a comment