Category Archives: Qawaacidul Mufiidah fii macrifati Rijaali Bukhaari- Q2aad

Qawaacidul Mufiidah fii macrifati Rijaali Bukhaari- Q2aad


Bismillaaah Waa qaybtii labaad ee Risaaladii ku saabsanayd Bukhaari ruwaada uu xadiiska ka weriyo. Xarafka ” A”  Alxumeydi Cabdullaahi ibnu Zubayr haduu wax ka weriyo Sufyaan waxaad ogaataa Sufyankaas waa Sufyaan ibnu Cuyeynah.  Abuu Nucaym Fadhal ibnu Dukayn haduu ka werinayo … Continue reading

Posted in Duruus Yaryar Cilmul Xadiith, Qawaacidul Mufiidah fii macrifati Rijaali Bukhaari- Q2aad | 1 Comment