Category Archives: Muxadithiinta Casrigan Noolaa/nool

Sheekh Muqbil binu Haadi


Taariikh Nololeedkii Sheekh Muqbil Waxa aan jecelahay in aan taariikh nololeedkii sheekh ka mid ah culimadii casrigan joogay oo kooban aan la wadaago dhammaan walaalaha akhrisanaya maqaalkan ,innaga oo ka eegi doona dhinacyo aad u fara badan; sida dhalashadii shiikha,nasabkiisa,dalbidiisii … Continue reading

Posted in Muxadithiinta Casrigan Noolaa/nool | 1 Comment

Dhahabiyul casr- Almuxadith Cabduraxmaan Almacaalimi


Almuxadith Cabduraxmaan ibnu Yaxya Almucaalimi (Imaamu Dhahabiga casrigan). Magaciisa & dhalashadiisa Sheekh Almuxadith Abuu Cabdillaah Cabduraxmaan ibnu Yaxya ibnu Cali ibnu abii Bakar Almucalimi Alcatamiyi Alyemani, waxuu ku abtirsadaa reer banii Mucalimi ee meesha la yidhaah Alcatmat/Yemen. Imaamku waxuu ku … Continue reading

Posted in Dhahabiyul casr- Almuxadith Cabduraxmaan Almucaalimi, Muxadithiinta Casrigan Noolaa/nool | Leave a comment

Sheekh Axmed Shaakir (Abuu Ashbaal)


Taariikhda sheekh Axmed Muxammed Shaakir Barbaarintisii Ash-Shaykh Al-Muxaddith Axmed Muxammed Shaakir  waxa uu ku dhashay magaalada Qaahira, ee dalka Masar,  markuu sanadku ahaa 1309hj, bisha Jamaadul-Aakhir. Aabihii Muxammed Shaakir wuxuu ahaa Caalim reer Azhar ah wuxuuna ka soo qabtay wadanka … Continue reading

Posted in Muxadithiinta Casrigan Noolaa/nool, Sheekh Axmed Shaakir | Leave a comment