Category Archives: Taariikhda Asxaabu Sittah

App fudud oo Xadiithka lagu baadho!


Bismillaah Mar welba oo uu aduunku hormar gaadho xagga technology-yada, muslimiintuna faa’iido weyn ayay ka helaan, khaasatan Dulaabul Cilmiga. Cilmiga iyo kutubta culimadu qoreen mashaqo ayaa loo mari jiray si lagu hanto ama lagu haleelo, balse Ilaahay swt waxuu qadaray oo … Continue reading

Posted in Duruus Yaryar Cilmul Xadiith, Taariikhda Asxaabu Sittah | Leave a comment

Imaam Nisaa’i


Taariikh nolaleedkii Imaam Nisaa’i Abtirkiisa iyo Barbaarintisii Magaciisa dhamaystiran waa  Abuu C/Raxmaan Axmad Ibnu Shuceyb Ibni Cali  Ibni Sanaan Ibni Baxar ee Reer Khurasaan kana sii ahaa Rer Nisaa’i . Sanaan waa Balad ka tirsan Dhulka loo yaqaan Khurasaan oo hadda kamid … Continue reading

Posted in Imaam Nisaa'i, Taariikhda Asxaabu Sittah | Leave a comment

Ibnu Maajah


Taariikhda Imaam  ibnu Maajah  Magaciisa iyo Dhalashadiisa Imaamka magaciisa waxaa la yidhaahdaa  Abuu Cabdullaahi Maxamed Ibnu Yaziid al-Qazwiini . Wuxuu ku dhashay magaalada Qazwiin oo ku dhaw magaaladii loo yaqaaanay Rayy oo hada layidhaa(Tehran) ee dalka Iran. Imaamku wuxuu dhashay 20kii Ramadan … Continue reading

Posted in Ibnu Maajah, Taariikhda Asxaabu Sittah | Leave a comment