Category Archives: Imaam Muslim

Taariikhda Imaam muslim oo kooban


Magaciisa & Nasabkiisa Abul Xusayn  Muslim ibnu Al-xajjaaj  Al-qushayri  Al-nisaabuuri , waxuu ku dhashay magaalada Nisaabuur, oo ku taal waqooyiga bari ee dalka Iran. Aabihii waa Xajjaaj Bin Muslim Al-Qushayri, waxuu ku barbaaray guri cilmi iyo taqwo u saaxiib ah. … Continue reading

Posted in Imaam Muslim, Taariikhda Asxaabu Sittah | 5 Comments