Category Archives: Taariikhda Culimada Soomalida

Waa kuma Dr Cali Maxamed Saalax


Bismillaah, Turjuma gaaban oo ku saabsan Dr Cali Maxamed Saalax   Magaca Sheekha iyo Barbaaridiisa   Sheekha Magaciisa oo dhamaystiran waxaa la yidhaahdaa Cali Maxamed Saalax Cabdallah. Waxuu sheekhu ku dhashay magaalada Muqdisho ee dalka Somalia. Sheekha labadiisa waalid way … Continue reading

Posted in Dr Cali Maxamed Saalax, Taariikhda Culimada Soomalida | Leave a comment

Waraysi kooban Sheekh Bashiir Shiil


Waraysi kooban Sheekh Bashiir Shiil Bismillaah Blogga Muhaditha WordPress ayaa weraysi kooban la yeeshay Sheekh Bashiir Shiil taariikhdu markay ahayd 03.03.2013, waxuuna Sheekhu ku sugnaa markaa magaalada Odense ee dalka Denmark. Isagoo markaa u yimid inuu ka qaybqaato Mu’tamar ka … Continue reading

Posted in Taariikhda Culimada Soomalida, Waraysi-- Sheekh Bashiir Shiil | Leave a comment

Wareysi gaaban Sheekh Cabduraxmaan Abyad


Sheekhani waxuu kamid yahay culimada ama ducaada soomaaliyed ee nool casrigan. Sheekhani waxuu kamid yahay culimada caanka ka ah xagga mutamarada qaarada Yurub. Sheekhu waxuu ku noolyahay dalka Denmark. Mar uu qabanayay dawro Sarfi ah oo ka dhacaysay magaalada Odense … Continue reading

Posted in Sheekh Abyad, Taariikhda Culimada Soomalida | 2 Comments