Category Archives: Taariikhda Culimada Xadiith-ka

Caalimkii Maqhrib ( Abuu Cumar Ibn Cabdul Barr)


Waxaan Maanta tooshka ku ifinaynaa in sha Allaah caalim jaliila oo ka mida culamdeenii salafka kuwoodii ugu cadcadaa waa Muxadithki Andalus iyo faqiiheedii ee ahaa Ibnu Cabdul barr. Imaamkani waxuu ahaa baddi cilmiga sidoo kalena aqoonyahankii cilmiga xadiithka iyo Rijaashisa. … Continue reading

Posted in Abuu Cumar ibnu Cabdil-Barr, Taariikhda Culimada Xadiith-ka | Leave a comment

Imaam Zeynu Diin Al-Ciraaqi


Turjumada Xaafidhkii la odhan jiray  Zeynu Diin AlCiraaqi Magaca iyo Dhalasha Imaamka   Sheekhan waxaa la yiraahdaa  Sh C/Raxmaan Xuseen C/Raxmaan Abubakar Ibraahim Kurdi A-Rayzaani . Asalkiisa sheekhu waa reer Ciraaq, waxuuse ku dhashay Dalka Masar. Madh-habta sheekhu waxay ahayd Shaaficiyah. Imaamku … Continue reading

Posted in Imaam Zeynu Diin Al-Ciraaqi, Taariikhda Culimada Xadiith-ka | 1 Comment

Taariikhda Ibnul Qayyim Aljawziyyah


Bismillaah Al-Imaam Ibn Qayyim Al-Jawziyyah   Dhalashadiisi iyo Asalkiisa   Macagiisu waa: Abuu Cabdillah Shamsu D-Deen Muxammed Ibn Abii Bakr Ibn Ayyuub Ibn Sacad Ibn Xariiz Ibn Makkiy Zayd D-diin Az-Zarciy Ad-Dimishqiy Al-Xanbaliy, wuxuuna ku caan baxay Ibn Qayyim Al-Jawziyyah. Aabihiina … Continue reading

Posted in Ibnul Qayyim Aljawziyah, Taariikhda Culimada Xadiith-ka | Leave a comment