Skip to content

Halkeed Cilmiga ka barataa?


Asalaamu Calaykom waraxmatullaahi wabarakaatuh.

Waxaan kaa codsan lahaa inaad riixdo meeshay ku qorantahay Taabo halkan

, kadibna aad ka dooratid Jawaabaha midkood. Haddii aad hayso jawaab ka duwana hoos ku qor. Sidoo kale noo sheeg sida ugu fiican eed isleedaahy waa lagu baran karaa cilmiga.

FG: Computer-kasta halmar ayuu xaq u leeyahay . Dhawr jeer kuma soo noqnoqon kartid jawaabaha.

Jazaakumullaahu kheyraa 

@Muhaditha

6 Comments leave one →
  1. Umu Cuxeyr permalink
    February 5, 2012 2:04 pm

    كل طالب أن يجمع بين التعليم النظامي والتعلم على يد المشايخ في المساجد ذلك هو الأولى ، علوم المدارس ينبغي تغذيتها بعلوم المساجد لأن علوم المدارس متنوعة وقد لا يأخذ القدر الكافي كما نعلم قد لا يكمل كتابا واحدا ، يدرس في كل سنة جزءا من كتاب معين حتى يتخرج وربما آخر الكتاب لا يُدرس ، لذلك كثير من الشباب يجهلون كتاب البيوع وما بعده في كتب الفقه وفي كتب السنة أيضا ، فقط ينتهون إلى دراسة أبواب العبادة لذلك الحرص على الدراسة في المساجد وعلى المشايخ في بيوتهم هذا الذي يغذي معلوماتك التي تدرسها نظاميا ، التعليم النظامي مهم ينبغي أن تهتم ولا ينبغي أن تنقطع عن التعليم النظامي بدعوى أنك تدرس تعليما غير نظامي على النظام القديم في المساجد بل الجمع بينهما هو الأولى خصوصا في هذا الوقت ينبغي على الشباب أن يواصلوا دراستهم حتى ينالوا أعلى درجة علمية حسب الاصطلاح المتبع لأننا نعيش في وقت لا يُقَدَّر العلم إلا بما يسمى بالشهادة وبالدكتوراه ، قد تكون عالما متضلعا ليس لديك هذه الدرجة التي يسمونها درجة دكتوراه ولدى غيرك ممن ليس بفقيه هذه الدرجة يقدم ذلك الدكتور وأنت العالم لا يلتفت إليك ولا يستفاد من علمك كما يستفاد من علم ذلك الدكتور في المجالات المهمة في الاقتصاد في الاجتماعيات في السياسة وفي غير ذلك ، على شبابنا أن تكون لديهم همة عالية وأن يهتموا بدراسة السياسة الشرعية مع دراستهم للعقيدة واللغة والأحكام ، السياسة الشرعية باب من أبواب الفقه الإسلامي ، على الشباب أن يواصلوا دراساتهم حتى يؤهلوا أنفسهم لينشروا العلم ويدافعوا عن عقيدتهم ويتضلعوا ويعرفوا الشبه ليردوا الشبه عن الدين شريعة وعقيدة ، وجود علماء متضلعين متوسعين في جميع العلوم حتى يدافعوا عن الدين شريعة وعقيدة فرض كفاية وما دون ذلك فرض عين ، العلم فرض عين واجب على كل مسلم ومسلمة العلم الذي يتوقف عليه عبادة الله ومعاملة الناس في البيع والشراء وغير ذلك هذا علم ضروري لا يستغني عنه مسلم أو مسلمة ، هذا إذا كان هذا السائل شابا في إمكانه أن ينقطع في تحصيل العلم .
    والله الموفق

  2. Farxiyo/Maymuna permalink
    February 6, 2012 7:50 pm

    aswrwb ukhty filaah waxaa ugu fican in talaqii wax lagu brto oo sheekha oo ku horfadhiya kadibna wixi ishakaal kaa gala ad waydiiso hase yeeshee salad say kugu qabata lo tukada saas darteed internetka an ka qarabanna wax la aan bay dhantan mahee waaa cusri in kaliga cashar dhageesatid..

  3. Najma permalink
    September 9, 2012 1:56 pm

    Sida ugu fiican ee cilmi lagu baran karo waxaan is leeyahay waa adoo ka qaata cilmiga macalin ku horfadhiya sidaasna uu kaaga dhegaysto Macalinku wixi qalad ah ama wixii aad fahmi waydo madmadoowna kaa galo, hadaa waydo taas inkastoo dad badan ay suurtagal u tahay laakin iyagu ayna u soo jeedin barashada cilmiga, hadana sidaad u jabtaa loo dhutiyaa baa horey loo yiri hadii ay kuu suurtagali waydo waxaad ka baran karta netka fanni walba oo cilmiga diiniga ahna aad ka heli karto adoo gurigaga dhex fadhiya, taasna waa fursad ay haboon tahay in laga faaiideysto…

  4. ujruumi permalink
    October 1, 2013 10:37 pm

    sida cilmiga lagu barto waxay ila tahay marka hore inaad Ilaah(sw) barisid in uu kuu furo baabka cilmiga kuuna sahlo jidkiisa. Mida labaad la timaadit niyad wanaagsan oo iqlaas leh, oo aysan kaa noqonin halagaa danbeeyo iwm.midda saddexaad inaad waqti geliso kuna sabartid barashadiisa. waxaa laga yaabaa in cilmigaaga barakadiisa intaad nooshahay inaadan arkin, laakiin markii aad geeriyootid lagu intifaaco.
    Wa Laahu aclam.

  5. February 15, 2015 10:22 am

    cilmiga waxaa laga bartaa sii fuduud iyo dhageeysi badan

  6. January 5, 2016 9:24 am

    waxa cilmiga lagu baran kara sida ugu fudud waa inad sheekh wax kabarata hadikaleh waxba kama faidaysanaysid

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: